War Deg Deg Ah:-Ciidan Kala Eryay Barlamaanka Somalia u fadhiyay Mudo Kordhin

.waxaa kacsan xaalada muqdisho kadib markii Ciidamo u hogaaminaayo saadaq joon g taliyaha Booliska muqdisho uu kala eryay Barlamaanka Somalia maanta u fadhiyay mudo kordhin.

Taliye saadaq joon ayaa sheegay in dalka uusan awoodin mudo kordhin kacdoon iyo dagaal sidaasna ay u joojiyen fadhigii Barlamaanka

Dhanka kale taliyaha Booliska Somalia xijaar ayaa waraaq usoo saaray ku sheegay in uu xilkii ka qaaday taliye saadaq joon.