Deg Deg::Farmaajo Labo Qodob Oo Halis ah Qorsheeyay,

Arbacada waxaa la Qorsheeyey labo Arrimood middii Suuragal ah ,

Gen Odowaa Yusuf Raage Taliyaha Ciidamada militiriga somaliya Dowlada Federaalka somaliya ayaa laga hadalsiinaayaa,

Taliyaha Ciidamada militiriga wuxuu leeyahay Dalka somaliya Doorashadiisa waan laalney labo Sano kaddib ayaa Dalka somaliya laga Qabanaayaa Doorasho Qof iyo Cod ah waxaana xukunka Sii heynaaya Taliyaha Guud ee Ciidamada somaliya Ahna madaxweynaha jamuuriyada Federaalka somaliya Mohamed Abdullahi farmaajo ,

Waxaa kaloo jira isku Day labaad oo laga shaqeynaayo isku Daygaasi oo ah Baarlamaanka somaliya iney ku daraan mudo labo Sano ah oo ay dhahaan maadaama Doorashada somaliya ay ku Heshiin waayeen Dowlada Federaalka somaliya iyo Dowlad Goboleedyada waxaan Baarlamaanka madaxtooyada Villa somaliya iyo Xukuumada somaliya ugu Wada Darney mudo labo Sano ah ,

Labada Arrimood midbaa Darran waxaa ugu Darran Tan Taliyaha Ciidamada militiriga Dowlada Federaalka somaliya waana Afgembi Sarbeebsan .

1 Comment

  1. Qolda xamar ama konfur waad ogatahiin in aaney dawald addunaka si dhab ah u aqqonsanyahey jirin hadey jirto ciidmada ajanabiga way ka baxi lahaaen konfur qarmada midoobey iyo beeesha caalamkana shaqo ku ma yeesheen ee koonfur waxa ka jira dalwald ku sheeg aay gacanta ku hayso qaramada midoobey oo raba in Somali is aqabasho ka bacdi dawalad fican shacabka soo dooretan kokaa waa waali hadii Wasiirka gaashandhiga yidhaado xukunka anaagala wareegney waa inqlibaa ciidan walaahi baan ku dhaartey isga iyo Farmajo drone baay ku dili sababaat o ah dalwdad xoog leh baay madxweynayashoodii dileen maalin cad yaa u ooyaa Somali iska ilow Farmajo iyo o riwaaydisa markaan aniag dhinac walab eegey wax is idhi Farmajo wadkiisi baa galey qofkana hadii wadkisi a galo gar ma gasho

Comments are closed.