Waxaa Dhaqdhaqaaq ciidan oo xoogan laga dareemaya Gobolka sool gaar ahaan Deegaano badan oo ku teedsan Magaaada Laascaanood,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Boqolaal ciidan ah oo kamid ah kuwa Darawiishta Puntland una badan ciidamo ka soo jeeda Beesha dhulbahnate ayaa lagu daadiyay jiida Bariga Waqooyiga iyo Koonfurta Laascaanood.

Talaabadan aya timid kadib markii dhawaan Puntland sheegtay in ay La wareegayso Laascaanood iyo Ceerigaano.

Dhaqdhaqaaqan ciidan ayaa aad looga dareemaya Guud ahaan Gobolka sool.

Dhanka kale Maleeshiyaadka Maamulka Somaliland ayaa iyana Cabsi xoogan soo food saartay waxaana jira dhaqdhaaq ay sameenayaan,

Comments are closed.