War Deg Deg Ah:Hargaysa Oo Lagu xidhay Xaaskii Buuba Iyo Arrinta lagu xidhay oo Yaab Leh,

Ciidamada Maamulka Somaliland ayaa hada Xabsiga u taxaabay Haweenay Lagu Magacaabo sabaax Cabdi Ibraahim oo ah xaaska siyaasi Buuba.

Haweenaydan ayaa Dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyay waxay Aflagaado toos ah ku miisasay Madaxda maamulda Jubaland iyo Puntland sidoo kale waxay baraha bulshada soo dhigtay iyadoo calanka soomaaliya ku dhex sida Hargaysa.

Haweenaydan ayaa Labo reer la sheega inay ka soo jeedo kuwaaso kala ah Dhulbahante iyo ciida gale oo labada qolaba midba dhankiisa ka sheegto

Qoraalkan hoose ayay Hal maalin ka hor soo dhigtay Barta ay ku leedahay Facebook Sabaax iyadoo si cad u weerartay Deni iyo Madoobe dhanka kalana maamulka Hargaysa u raacisay somali diidku hadhaco,