War Deg Deg Ah:Dadkii Ugu Badnaa Oo Laascaanood Ku Dhintya,
April 10, 2021
Waxaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka sool Ka taagan xaalad Halis ah taaso sababtay in Xabaaluhu noqdaan Meesha ugu Masquulka badan.
Dad aan tiro ahaan La qiyaasi karin ayaa Maalintii Si joogto ah ugu dhinta Gudaha Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka sool.
Dadkan ayaa u badan waayeel yo Dhalinyaro waxa kaliye xasuuqayana waa Xanuunka dilaaga Ah ee Covid 19.
Inta dhimatay waxa ka daran inta la daala dhacaysa Xanuunka Covid19.
Taas waxa u dheer in aysan jirin wax kaalmo caafimaad oo xanuunka Covid 19 ah oo gobolka sool gaar ahaan Laascaanood yaala haday tahay Ogsajiin iyo haday tahay Talaal.
Xaalada Laasaanood ayaa haatan ay siiryoos
2 Comments
Waxaan hore u maqli jiray, gacantii nin lihi goynayaa way gumudantaa…
Dawladda Somaliland haamihii oxygenta ah ee Laascaanood keentay, waa kuwaa iib iyo beec loogu daabulay Garoowe oo warshadii Oxygentu mudo bil ah ka fadhido.
Halkan ka fiiri.
https://www.facebook.com/Shacabkanewz/posts/3885076844942712
SNM AYAA KA DANBEYSA COVI19KA LASKA AYAAD ILOWDEY LACIIBKA..KKKK