Hargaysa Maka Dagi Doonaan Diyaaradaha Sita Calanka Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

Dawlada Somalia Ayaa bilowday Qorshe dhamaan diyaaradaha Somalia isaga kala socdaalada ku qaadanayan Taariko calanka Somalia ah.

Burburkii dowladnimada somaliya kadib 30 sano waxaa maanta Diyaarada HALLA AIRLINES Ay ku duushay Targada iyo Calanka πŸ‡ΈπŸ‡΄ somaliga ah.


Diyaarada HALLA AIRLINES Ayaana safarkii ugu horreeyay ku tagtay magalada Kismaayo
dhamaan diyaaradaha Ka shaqeeya gudaha Somaliya ayaa wata Taargada iyo Calanka Kenya balse diyaaradaha qaar ayaa hada qaatay taargada iyo Calanka Somaliya

Su Aasha isweydiinta mudan ayaa ah maamulka Somaliland maka aqbali doona Diyaaradaha in Ay Hargaysa kaga soo dagan astaanta Qaranka!?

6 Comments

  1. Adiga caqligu futada ayuu kaaga jiraa waayo AMISOM baa ku cunta.

  2. Waxa aad garanayso maxaad naga waydiinaysaa saaxiib. Kama dagi karaan Hargaysa, hadii ay ka soo degaana kama duuli karaan mar kale iyaga oo sita calankii hore ee laga tirtray laakiin waxay ka duuli doonaan iyaga oo wata calanka jamhuuriyadda Somaliland.

  3. diyaaradii targada calanka somalia wadata hargeysa masoo cago dhiganayso weeye jawaabtu, hay’adan ICAO nooma taliso ciida yada inaka ka talina. diyaaradaha kale ee caalamka ka imanaya targadooday soo qaadan karaan, simply duulimaad u kala gooshaya hargeysa iyo muqdisho ma jiri doono oo waa gam. iminkaba ma jirto duulimaad toos ugu kala goosha hargeysa iyo muqdisho, kuwan UN tana waxaanu ku khasbayna targada calanka UN ta inay saartaan.

  4. CAQLI DAAROODNA MA XASADBAA MISE WAXBAA IDIIN DHEER, HADDII IIDOOR WAX KA TIRSADEY DAWLADII AY MIDNIMADEEDA KA SHAQEEYEEN, EE DAAROOD KU XAAREY, MA AFLEGAADO,XASAD IYO XOOG AYAA MIDNIMO LAGU SOO CELIN, MISE WAX KALE AYAAD HAYSAA.

  5. Isku ma xidhna goosiga au sheegtaa isaaq land iyo calanka diyaarad sidato waayo diyaarad aduunka meelkasta way tagtaa waxase ay ka diiwaan gashan tahay meel hadiise au waood leeyihiin bal haysku dayeen in ay diiwan geliyan Diyaarado in ekaawa kayeesho salam

  6. Taasi baryo ma aha maamul goboleed gobolada waqooyi weyaana wax somaliland ladhaho majirto
    Dad waalan oo waxba kala aqoon baa been laga buuxiyey iyo cuqdad

Comments are closed.