Deg Deg Daawo::SNM oo Laascaanood Kusoo Bandhigtay Maleeshiyaad Faro Badan.

5 Comments

  1. Odayaashan gor-gor baa u imaan doonta mar dhow. Waxay ku dambayn doonaan kala orod iyo kabaha oo laga cararo

  2. Waxaas waa Lagadabo imaanayaa qof walba wuxuu yahy buu tagin idowrow
    Waxba haku faanin qof xalooshiisa ushaqeysanaaya
    Dhulbahante waa uu yaqanaa sidii uu cadowgiisa isaga dhicin lahaaa
    Qabiil qaran manoqdo wax somaliland ladhaho majiro maamul goboleed gobolada waqooyi weyaana

  3. Masha allah.

    Waa dhalinyaradii gashaanka qaaday ee ahaa 5jirka – 7jir kolkii Somaliland la wareegtay gacan ku haynta gobolka Sool.

    Maantana ayagaa u diyaar ah inay difaacaan.

  4. MAANSHALLAH KORITAANKA CIIDANKA QARANKA SOMALILAND, WAA HAMBALYO
    CIIDAMADA AFRIKA UGU DISHIBILIINKA FIICAN AYUU CIIDANKA QARANKA SOMALILAND KA MID YAHAY.
    MA AHA CIIDNAKII FAQASH EE DADKIISII CUNAY U FIIRSO CIIDANKII FAQASH WUXU KA SAMAAYEY GOBOLADA DHEXE 1980 – 1982, SOMALILAND 1981 – 1991, MUQDHISHO FEBUARY 2021 (DALJIRKA DAHSOON).

Comments are closed.