Mahad Salaad Oo sheegay in Farmaajo sidii Siyaad Barre Ka Carari Doono Muqdisho Labo Qodob Aawadood.

Xildhibaan Kamid Ha Barlamaanak soomaaliya gaar ahaan kuwa Laga soo doorto Muqdisho ayaa sheegay in Madaxweynha soomaaliya Farmaajo Ka carari doono caasimada Muqdisho.

Qoraal uu kusoo Daabacay Barta uu Facebook ku leeyahay Mahad Salaad ayaa u qorna Sidan

Farmaajo labo bilood ayuu sharci daro ku dhex fadhiyaa Villa Soomaaliya. Labo mid ayuuna ku dambeyn doonaa:

1. In Beesha Caalamku soo farageliso wadahadalada, Farmaajo heshiis lagu qasbo sidii Cahdigii Kampala (Kampala Accord) ee 9-kii June 2011 lagu kala saxiixday dalka Uganda. Qodob heshiiska ka mid wuxuu dhigayay in Farmaajo iscasilo mudo 30 beri gudahood ah. Kampala Accord waxaa wada saxiixay Sheekh Shariif, Shariif Xasan, Museveni iyo Mahiga!

2. Farmaajo inuu ismoodsiiyo xoog inuu xukunka ku heysan karo, dabadeedna duulaan ku qaado dadka ka aragtida duwan, subaxa dambena isagoo dabada looga jiro dalka laga cayriyo sidii duqii adeerkiis ahaa!

4 Comments

  1. ASMAA SIS QOFKII AAN KU FIKRAD AHAYN KALIGII TALIYAHA MA WAXAAD U TAQAANIIN SHISHEEYE KALKAAL IYO QARAN DUMIS CAJIIB.
    MARKA FARMAAJANA WAA SHISHEEYE KALKAAL IYO QARAN DUMIS WAAYO WAXUU U SHAQEEYA QADAR, ETIOPIEN IYO ERETEREYA ALAHA INA DHAAFIYO.

  2. Farmaajo waxa weeye marka digteetarku bila itaal yahay. Subxanalaah ilahay ima tuusin wax kaliita oo ka doqonsan digteetar bila awood ah.

  3. Kabahuu tuuri doonaaa haddiii uu beentaas ku sii negaado

Comments are closed.