Labadan ilmood oo walaalaha ah ayaa shalay galab nolol iyo geeri lagu waayay kadib maxaa dhacay?
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Saakay ayaa lahelay meedkooda oo ka maqan yihiin labada xubnood ee kala ah labada kaliya iyo Beerka sida ay xaqiijiyeen waalidkooda oo arkay dhawacyada ilmahooda.
Ilmahan waxaa dhalay Ex Xildhiban Aweys Abdullahi ahna daaci diini ah oo muxaadirooyin ka jeediya masjidka jaamaca baydhabo ( Masjid weynaha )
Baydhaba muda ka booban ka hor waxaa ka dhacday in lagu fara xumeeyay wiil yar oo aan qaan gaarin.