Deg Deg Daaow:Somaliland Oo Sheegtay in ay Qabsan Doonto Garoowe.

3 Comments

  1. Nin iyo mas baa heshiis galay waxay ku heshiiyeen inuu u qaado oo magaalo ka shishaysa tiisa oo garowe la yiraahdo qabsado nasiibdaro garowe way iska celisay maskii madaxay ku dhufatay maxaa dhacay maskii ninki qoorta ku waday baa yiri waa dalaye iga dag
    Maskii baa yiri adeer hadaan korkayga taabato waa ku qaniinaya ee dhulkaaga Aan maamulo
    Ninkii haye buu yiri cid kuugu tagaysa ma jirdho
    Ee ama qoorta ha kaa saarnaado ama haku qaniino waa kugu kaliga lakin garowe iib maaha
    Waa magala madaxda puntland hadaan shibiro kabaqayo badar ma beerteen
    Sanaagna gacan bira ah bay uga baxaday somaliland

  2. Caqli idoor wlhi waa markii aduunka kaatirtilahaa ragii somalinimada idinka saaray ayaa leh garowe taas ogow
    Maamul goboleed gobolada waqooyi cuqdadii kugashay mid kaweyn baaa kugalaysa hadalkayga meel ku qoro
    Khaniisland dhilooyinkii garowe iyo bosaaso lagu wasijirayna waa lasoo tarxiilayaa

  3. Warkii Maamulka Dhabayco ee ahaa Ceerigaabo ayaan qabsanayna…

    Iyo warka Somaliland ee ah in Garowe ay qabsan doonto.

    Waxa labadda war xaqiiqo u dhaw kan Somaliland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *