War Deg Deg Ah:Shirkii Muqdisho lagu kala tagay

dawlada Somaliya oo goordhaweyd la hadashay warbaahinta waxay sheegtay in uu fashilmay Shirkii ka socday xerada xalane

Villa Soomaaliya ayaa sheegtay in madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland yihiin jid iyo Jiho diid aan Doorasho oggolayn.

“Xukuumaddu waxa ay maanta u caddayneysaa Umadda Soomaaliyeed in labada Madaxweyne Goboleed ee Puntland iyo Jubaland aysan rabin in dalkaan ay ka dhacdo doorasho uu asaaskeeda yahay heshiiskii 17-kii September iyo is fahankii 16-kii Febraayo. Waana wax laga xumaado in labadaas Madaxweyne ee Puntland iyo Jubaland ay noqdeen jid iyo jiho diid aan doorasho oggolayn”sida waxaa yidhi Wasiir Dube

2 Comments

  1. wasiir dube ilahay ku aburdey ma ka qabdi maxa beenta kula xaqsadey war dube marka ladhahay waxa lagu so darayah madaxweyni yashi hore iyo aqalka gore iyo aqalka hose aya didan markas aya ladhahay puntland jubland ba didey war dube beenlo nahab calosha ushaqasde ba tahay ord farmajo dabada udhaq war dube intas aya la agdahay been iyo nahabnimo gama dhamadan tug ba tahay oo qiyalo ah war dub marka runta lagu shegy miya dideysaha oo ludhahay madaxweyn yasha puntland jubland markey kudhahan madaxwyn yashi hore aqalka gore iyo aqalka hose ba lagu so darayaha wa run wa sax sidas ayey doorasho u dhacasah somali odhan hadalkas bey dagarasan yahin tuugda farjamo wado oo ka kow yahay ninkan xunka dube oo been iyo is daba maris wado somaliyey waxa idin shegayaha mesha dorashada ka soconi weydey wa tuugda farmajo wado sas ula socda intas aya hadalkeyga ugu baxey bye

  2. wasiir dube ilahay ku aburdey ma ka qabdi maxa beenta kula xaqsadey war dube marka ladhahay waxa lagu so darayah madaxweyni yashi hore iyo aqalka gore iyo aqalka hose aya didan markas aya ladhahay puntland jubland ba didey war dube beenlo nahab calosha ushaqasde ba tahay ord farmajo dabada udhaq war dube intas aya la agdahay been iyo nahabnimo gama dhamadan tug ba tahay oo qiyalo ah war dub marka runta lagu shegy miya dideysaha oo ludhahay madaxweyn yasha puntland jubland markey kudhahan madaxwyn yashi hore aqalka gore iyo aqalka hose ba lagu so darayaha wa run wa sax sidas ayey doorasho u dhacasah somali odhan hadalkas bey dagarasan yahin tuugda farjamo wado oo ka kow yahay ninkan xunka dube oo been iyo is daba maris wado somaliyey waxa idin shegayaha mesha dorashada ka soconi weydey wa tuugda farmajo wado sas ula socda intas aya hadalkeyga ugu baxey bye

Comments are closed.