War Deg Deg Ah:- puntland oo sheegtay inay la wareegaso dhawaan ceerigaabo iyo Laascaanood

Puntland oo sheegtey in ay gacanta ku dhigi doonto magaalooyinka Laascaanood iyo Ceerigaabo .

Wasiirka arrimaha gudaha maanulka dhabancad ayaa sheegay in ay dhawaan la wareegi doonan labada gobol ee sool iyo sanaag.

“Gobolka Sanaag si dhammaystiran ayuu ugu jiraa gacanta Puntland marka laga reebo degmada Ceerigaabo, Ceerigaabona howsheeda waa socotaa oo waa dhammaanaysaa, sidoo kale Laascaanoodna iyada oo aan howl badan laga marin ayey dhammaanaysaa oo waa socotaa”.

Dhabanacad wasiirka Arimaha gudaha Puntland.

8 Comments

  1. Naagaha ayaa kolba page jacayl ah oo khiyaali ah lagu maaweeliyaa.

    Reer aan ogay shuguxshugux kama ilbaxaan. Dhabayaco ma isbartaan.

    Dhabayaco oo mar danbe dagaal soo qaada, waa calaacal timo ka soo baxeen

  2. Dhabayaco xaar weyn! Hhhhhhhhhh

    Ceerigaabo oo deegaan isaaq ah miyaad ku hamiday tiiyoonu ognahay in shidan oo Laasqoray ah lagu muransan yahay? Garoowe iyo boosaaso iyo qardho inaan ka qabsano miyaad rabta? Hhhhhhhh

    Laascaanood bu samanka ku riyooday iyadoo tukaraq joogno oo kaabiga ku hayno garoowe! Hhhhh

  3. Xabad Sool ka bilaabataa waa wedka Ictiraaf raadinta Dirta Waqooyi waxayna soo afjaraysa khiyaaligii iyo beentii la isku qancinayey

  4. Waxaa la gaadhey(labadii sanoba mar) markii ay boqortooyada MJ ay kiniinka hurdada siin jirtey kuwa nabadna ku bukooda horumarka umaddana ay dhibto.
    Seexiya riyadii is ku noqdaane.

  5. Waxaa wax laku qoslo ah masuuliyiinta pl waxay hadlaan iyaka oo hurda ayaan ffilayaa 11 sano waxaan maqlayaa sool ayaan xoraynaynaa deni ma wuusan ahayn kii yiri sl waxaan nahay xidid oo sool yarad sookii u bixiyay

  6. Said Deni hadduu Lascanod iyo ceerigabo Gacanta ku dhigo reer lascanod iyo reer Ceerigaabo, gar iyo gardaraba waxan huba inuu tagero ka helayo wana aaminsnhy aynu xoreysno.

  7. Puntland waxaan ku naqaaney in afartii sanoba mar lasoo hadal qaado Sool iyo xoraynta laascaanood iyadoo lagu gelayo ololaha doorashada ma dhicin dawlad shaqayneysa oo aan doorasha iyo olole ku jirin isla markana ku foogan soo celinta dhulka gacanta puntland ka maqan runtii warkaa waan ku diirsday waanan soo dhoweynayaa

  8. Dhabayaco karbaashka waxay u xiista labaddii sano mar. Waxa la jooga waagii mar kale karbaashka loo badinlahaa.

    Siciid Deni ===> Yoocada?? (2021??)
    Gaas ===> Tukaraq (2018)

    Faroole ===> Gambadhe (2012)
    Buuhoodle ===> 2012 (Wax yar u jirsaday)

    Cadde Muse ==> Laascaanood (2007)
    Cabdilaahi Yusuf ==> Adhicadeeye (2004)

Comments are closed.