Deg Deg Daawo Shirka Madaxda DF iyo Mamul Goboleedyada Oo Dib U Furmay

hirkii Gollaha Wadatashiga Arimaha Doorashooyinka ayaa hadda ka furmay Afisyooni. Madaxda ayaa kulankooda maanta kaga arrinsanaya sii amba qaadidda Ajandaha shirweynaha qaran ee dhammeystirka arrimaha doorashooyinka.Shirka oo uu guddoominayo madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa ka qeybgalaya Ra’iisul Wasaaraha XFS, dhamaan Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada dalka Iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir

1 Comment

  1. Kaalay dhulbahante ma Ilkayartii midgaha ahayd buu kaba uqaade noqday?
    Ninka shirka furay waa kee?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *