DAAWO:Madaxweyne Siciid Deni Oo Dharka Wasiir Dubbe Muran Galiyay

1 Comment

  1. Reer Puntland waxay u dhaqmaan sida mukulaalalaha, oo kulligood meesha wax yaallaan yacnii siyaasada Somaliya ka miyaaw leh, oo boob doon wada ah, waxa ummadda ka dhexeeya, oo wada cad doon ah, doorashadooda iyo tartankooda marka mid ay la boodo cadka, kuwaa kale aanay ku qabsanayn maamulkiisa. Madaxnimada Deni waa cadkii uu la booday cid ku qabsanaysa khaladkiisa iyo waxa uu xumeeyo ee maamulkiisa ha ka sugina reer miyaaw. Naga raali ahaada reer miyaaw, Somali wax macna ah kuma yeelanaysaan haddaydaan bedelin dulmiga iyo is hortaaga waxa u wada danta ah Somali, hadba curriga/mukulaalka idiin taliyaa cadka Somali ka dhexeeya uu la boodo aan laga qaban karin. So long stupid cats.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *