Waxaa goordhaweyd maleeshiyaad kamid ah Maamulka somaliland gaar ahaan beesha habar jeclo ku dilen duleedka Magaalada Qorilugud labo nin Ka soo jeeda SSC,
Kooxda Dilka Fulisay oo kamid ah Ciidamada Somaliland ee Saldhigoodu yahay Tuulada Qorilugud ee Gobolka Togdheer
Labada nin ayaa mid yahay dhaawac culus halka kan kale dhintay
kooxda dilkan fulisay Oo ka soo jeeda Habar jeclo ayaa haatan ku sugan tuulada qorilugud.
Labada nin ee Caawa Maleeshiyaadka Somaliland ku weerartay duleedka Qorilugud ayaa ka soo jeeda beelaha Dhulbahante gaar ahaan khaalid iyo cigaal naleeye
Ninka dhintay ayaa ka soo jeeda beesha khaalid halka ka dhaawaca ahna ka soo jeedo beesha cigaal naleeye ee axmed garaad,
Tullada Qoruligug ee Mooryanta Joogto wa in Cagtaa laso mariya! SNM Iyo Dhulbahante halo kala baxo!
Ano qabiil waaye wax saa usiiweyn maha noo..tuuladan buuhodle hadaan gacanta lagu dhigin meshaa bahalo galeen ayey noqoneysaa..