dhaleeceen xoogan ayaa soo baxaysa shirkii jaraaid ee uu shalay qabtay cabdiraxmaan faroole
2021-04-06
dhaleeceen xoogan ayaa soo baxaysa shirkii jaraaid ee uu shalay qabtay cabdiraxmaan faroole
Designed using Magazine News Byte. Powered by WordPress.
walaal dadka somalidu melsoke bey wax ka eegaan wiixii xamar ka dhay ninkii og ma dhehen xamar casimad ha noqto waxaa lagu heshiiyee federal ninka farmajo marabo federal halkaas weye dhibtu faroole xolisii xamar yiilay wuu kasamray
walaal dadka somalidu melsoke bey wax ka eegaan wiixii xamar ka dhay ninkii og ma dhehen xamar casimad ha noqto waxaa lagu heshiiyee federal ninka farmajo marabo federal halkaas weye dhibtu faroole xolisii xamar yiilay wu kasamray
Ninkaan si odaynimo oo aan cay lahayn buu u hadlay.
Soomaaliya maanta waxay u baahan tahay dad isku soo dhoweeya oo wax badan xeeriya.
Ilaahow tawfiiqda na waafaji oo quluubta Soomaali isku soo jeedi.
Aamiin.