DAAWO::Faroole Oo Bahdilay Labada Maamul ee Hawiye

2 Comments

  1. Faroole TPLF buu u dhiibi jiray maxaabiista Ogadenia, nin madow oo Senator ahaa ayaa kahadlay waagaas oo baarittaan u gudbiyay Senate ka…Faroole Males, Mahiga iyo Gabre Maamul Beeleedyo ay Somalia ku burburinayeen iyo Dastuur ku sheeeg ay u qoreen ayuu weli ku addimayaa….Dastuurkan waxay ahayd inay ansixiyaan baarlamaanka 10aad ee asagu ka midka ahaa intuusan expire noqon, hadda dastuurku waa dhacy, baarlmaankiina waa dhacay, dawladdiina waa dhacday….Faroole cid kula heshiisay Dastuurka uu mar walba ka hadlo lama yaqaan, Soomaali kuma heshiin iskumana raaci, inta Soomaali ka samaysanayso dastuur ay u codeeyeenna kii 1961 Somali Saylac to Kismaayo looga codeeyay baa ansax ah…..Madaxtooyada Xamar Kursi uu kala soo baxsaday si aan qabiil kale qof kasoo jeedaa u xukumin oo Growe gaystay si uu dad kale ugu xukumo wax shaqaynaya mahan, cidina kama yeelayso yuusan is xiijin….

  2. Madax waybe farole was geesi somaliyeed
    Runbuu ku hadlayaa

Comments are closed.