Daawo:-Nin Cadaan Ah oo somaliya Ka Duubay Filim Foolxun

1 Comment

  1. Film xun kama faafin ee waa xaqiiqda jirta; qashinkii xataa iska fogayn mayno, dhul waasac ah baa ilaahay ina siiyay dusha baa iska fulin, xataa jid laga galo maleh, ilmaha silic iyo bacteria iyo duuf, guriga xataa ranji ama nuurad iska mari ma leh.
    Dad waalan oo magaalo lagu soo daayay baa nahay, film-kan wax badan buu iftiimiyay ee hala isa saxo.

Comments are closed.