Deg Deg Dhagayso:Afhayeenka Al-Shabaab Oo War yaab Leh Ka Soo Saaray Weerarkii Ay Ku Qaaden Xeryaha Ciidanka Dawlada Somaliya

Ururka Alshabaab ayaa war cusub kasoo saaray weeraradii shalay ka dhacay Awdheegle iyo Bariire ku sheegay in dhimashadu ay ku dhowdahay 70 askari.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab oo ah afhayeenka ciidamada Shabaabka ayaa sheegay in weeraro isku xirnaa oo shalay dhacay ay ku dileen 67 katirsan ciidanka dowladda.

1 Comment

  1. dawladeena soo.aaliyeed waa guulaysan.alle hanoodaayo

Comments are closed.