War Deg Deg Ah:Mayd Laga Helay Gudaha laascaanood Faah-faah Dheeri ah,

Waxaa Magaalada laascaanodo Xarunta Gobolka Sool saaka ku dhintay nin dhalasho ahaan ka soo Jeeda Itoobiya kaaso kamid ah dadka ku nool Magaalada.

Ninkan dhintay ayaa saaka maydkiisa Shacabka Magaalada Laascaanood ka helen god ku yaal Gudaha laascaaood ee Xarunta gobolka sool

Maydka ninkan ayaa la dhigay Hospitalka weyn ee laascaanood.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya maydka ninkan waxaana warar qaar sheegayan in godka uu qodaayay oo mashiinkii uu ku qodaayay godka qabsaday balse ilaa hada war sax ah dhimashada marxuumkan lagama hayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *