Deg Deg::War culus ka Soo Kordhay Ninkii Mareexaan ee Garowe ku dilay ninka Dhulbahante,

Habeen hore ayaa waxaa magaalada Garoowe si badheedh ah ugu dhex toogtay nin mareexaan ah Wiil yaro dhalinyaro ah kaaso u dhintay Xabad u ku dhuftay,

Dilkan foosha xun ee ka dhacay Garoowe ayaa aad u sameeyay Bulshada Gobolka Nugaal waxaana ka taagan deegaan xaalad kale oo abuurtay walwal hor leh.

Dhagar qabaha dilka geestay ayaa ka baxsaday Garoowe waxaana ilaa hada aan laga hayn wax war ah waxaana wararku sheegayan uu u baxsaday dhanka gobolka Mudug ugana sii talaabaayo deegaanka Galmudug iyo caabudwaaq.

Sawirkan hoose waa ninka wax dilay ee Baxsaday

1 Comment

  1. Laan gaab dhulmahante ah ayuu khariyey markaa cid is weydineysa male…kkk

Comments are closed.