DAAWO::”Dhulbahante Mareexan iyo Xawaadle ayaa ugu talo xun Somali kana Hadhay Somalida” Sida waxaa yidhi Madaxweyne Waare

Mdaxweynihii hore Hirshabeele Maxamed Cabdi waare ayaa ka hadlay Sadexda Qabiil ee soomaaliya ugu talada xun islamarkaana ay ka baahday taladu.

Madaxweyne Maxamed Cabdi waare ayaa sheegay in Sadexda reer ee taladii ka xumaatay ay yihiinQabiilkiisa xawadle .Dhulbahante iyo Mareexaan.

waare waxaa uu sheegay in Reer Gedo markii la dhisaayay maamulka Jubaland ay talada ku darsan waayen xaqoodiina dhacsan waayen islamarkaana ay hada ugacan haadinayan Muqdisho wuxuun sheegay in ay ku khasban yihiin Kismaayo.

Reer Hiiraan ayuu sheegay inay iyana ku khasban yihiin Jowhar oo gacan haadinta muqdisho aysan waxba u kordhineen.

Dhulbahante Ayuu sheegay in dhibta haysata kow ka tahay dhulka ay ku nool yihiin loona baahan yahay ina dhinac isu luga duwan

9 Comments

  1. wuxuu idiin sheegay waare in dhulbahante inay dadka waal waalan ku badan yihiin, wuxuu idiin sheegay intuu sayid cabdule xasan idinka sheegay ee uu yidhi dhulbahante ma waali mise miyir qab kee lagu tiriya deetana odaygu kumanaanka nin idinkaga laayay halka! hhhhhhh

    waalida waad u dhalateen, in kastoon reerka xushmeeyo sababtoo ah odaygii na dhalay ee subeer c/raxmaan (awal) sheekh isxaaq ay dhaleen abtina u ahaayeen. hadana waalidu sayidku idinka sheegayo waa run! hhhhhhhhhhhhhhh

  2. Gobolka How’d iyo SSC yaa is raacaya Niicda naga joojiya adeerara ama xisbi gaashan buura ama waxanu ku dhawaqayna dowlad ama maamul goboleed

  3. Dhulbahante riyo ku nool weeyan. Sida Khaasaare News maalin walba been joogta ah ugu marxabayso ayay wada yihin.

    Beentuna meel fog ma gaadho. Khasaare News meel fog ma gaadhayo.

  4. Idoor wa in an Gacan bir ah ku soo celina anugana.

    Waa ruunti Beesha Dhulbahante wa in ay Tashata, cadqatayasha Garowe & Hargaisa is ka ilaaliya. Iyo Issimada la Shaqeeya.

  5. Waa runti dhulbahante waa ciriq taliya kuma jiro waa in loo taliya oo gacanta lagu dhiga wax kale uma tagna aan ahyn inay noqdan nabar somAliland kuyaala nabarkasna waxay nagu qaataba waanu la tacali doona

Comments are closed.