War Deg Deg Ah:Puntland Oo Gobolada Ay xukunto Ka Mamnuucday Diyaarad Qaadatay Amarka Dawlada Somalia.

Dhawaan ayay ahayd markii tiraba laba jeer dawlada Somaliya amar duldhigtay diyaarad lagu magacaabo premiem Taaso wefti ay u qaadi lahayd garacad diiday.

Puntland ayaa dhankeeda diyaaradan culays ku saartay in aysan u hogaansamin amarka Dawlada Somalia balse dhanka kale dawlada somaliya ayaa ugu hanjabtay diyaarada hadii ay diido amarkeeda in aysan ka shaqeen doonin Muqdisho oo Ruqsadana kala laabanaso,

Maamulka diyaarada ayaa si cad ugu hogaansamay amarkii Dawlada iyagoo ilaashanaya ganacsigooda.

Puntland ayaa iyana qaaday talaabadii Dawlada Somalia ugu hanjabasay diyaarada oo ahayd inay ruqsada kala laabanaso Hadii ay amarka diido waxayna puntland kala laabatay diyaarada qursadii ay ku imaan jirtay puntland,

4 Comments

  1. F*ckin?amazing things here. I抦 very glad to see your article. Thanks a lot and i am looking forward to contact you. Will you kindly drop me a e-mail?

  2. Hiya, I am really glad I have found this information. Today bloggers publish just about gossips and net and this is actually frustrating. A good web site with exciting content, this is what I need. Thanks for keeping this website, I will be visiting it. Do you do newsletters? Can not find it.

  3. sax Faemajo hawada dalaka loguma dhiibin inuu yidha a kismayo diyaarad ma tagi karo ama jubland ama somalialnd diyaard kasta qadata amarka farmajo wa inlaga mabnucaa dhulka anu farmajo awood a ku laheyn wax qasab noqneysa in diyaarda iyo farmajo isk a hor yomadan ka bacdi ahawad alaga wareejiyo kiinya lau caliyo madaama hawada somali ka dhaxsey shaqsi dan siyaasaded u adeegsadsey

Comments are closed.