Nin Mareexan ah oo Xalay Garoowe Ku Dilay nin Dhulbahante ah,

Waxaa Xalay ka dhacay Gudaha Magaalada Garoowe Caasimada Maamulka Puntand Dil Toogasho ah oo u ka naf waayay Nin Ka soo Jeeda Gobolada SSC,

Nin ku hubaysan Baastoolad ayaa xalay Gudaha Garoowe ku dilay Nin deegaan ahaan kasoo jeeda Gobolada SSC gaar ahaan Gobolka cayn.

Ninka Dilka Geestay ayaa ka soo jeeda Beesha Mareexaan waxaana haatan gacanta ku haya dhagar qabaha Ciidanka Amniga Puntlad,

Marxuumka dhintay ayaa ka soo Jeeda Beesha Cali gari ee Dhulbahante,

6 Comments

  1. waa khaladaadka dhaca danbiile ,umadd dhan lahuwinayo

  2. Marxuumka dhintay wuxuu ahaa wiil yar, ninka wax dilay wuxuu haystay meherad (dukaan), inanka dhintay iyo inamo la socday baa khashkhashay marxuumka iyo dukaankiisa deetana xabad buu ku riday ilmihii, waxayna haleeshay inanka dhintay ilaahay ha u naxariisto, waa sida la iisheegay.
    Dadka Soomaaliya jooga kama fekeraan waxa imaan, naf buu jaray isagoo dukaankiisa difaacaya.

  3. Qabiil qalalan oo lasoo bandhigaa waxba ma taro. Labada Qabiil ee aad soo qorteen waxna ma wada dilin,lamana wada dilin. Haddaad doonayseen inaad warkaa soo qortaan waxay ahayd inaad marxuumkii la diley magaciisoo saddexan iyo gacanku dhiiglihii magaciisoo saddexan soo gudbisaan, haddii sad heli kartaan sida wax u dhaceen soo raacisaan.
    Khaatumonews24 fadlan bedela habka aad warka usoo gudbisaan idinkoo warkii sheegaya waxa wanaagsan inaad si xirfadaysan oo dadka ka daadegi karta usoo qortaan. Warka soo gudbinaysaan waa inuu shaandhaysan yahay, haddii aad qabiilaysan oo caadifiyaysan usoo qortaan waxaad noqonaysaan qorayaal qora Fadhikudirir warkii.
    Kubada soo u dhiga oo kor ulaadka badan daaya.

  4. MAXAAD QABIIL KA MAGACOWDEY, LABA NIN BAA IS DILEY, KAN DHINTEY ALLAH HA U NAXARIISTO, KAN KALNENA XADKA ALLAH HA U FUDUDEEYO.

  5. Bani aadamka shil wuu ka dhacaa, fadlan, soo raaciya waxay isku qabteen oo shilka sababay…

Comments are closed.