Deg Deg Daawo:Beesha Mareexaan oo Madaxweyne Farmaajo ku Wareejisay ciidan 30 sano aan Arag Mushahaar,

Sarakiil Ka Socotay, Wasaarada Gashaandhiga, Dowlada Fadaraalka Somaliya, ayaa Ku Soo Gabagabeyeen, Deegaanada Boholgaras, Qarameynta Boqolaal Ciidamo Oo Ka Mid Noqonaya,Dowlada Fadaraalka Somaliya,

Ciidamadan, Oo Ahaa, Kuwa Ka Howlgali jiray deegaanada Boholgaras, Qooneey, Diidacanaane, Xad Ahaan Dalkeena Uu La Wadaago, Ethiopia, Gaar Ahaan Dowlad Deegaanka Somalida Ayaa Ilaa Laga Soo Bilaabo Xiligii Burburka markii dawladii Siyaad Bare ka baxday Dalka Waxaysan Helin Xaquuq Ciidanimo Balse, Shalay, ilaa Maanta Ayaa Waxaa Socday, Diwaangalin Rasmi Ah, Iyo Sidii Ay Uga Mid Noqon Lahayeen, Ciidanka Dowlada Fadaraalka Somaliya, Xaquuqna Ay Ugu Bilaaban Lahayd,

Ciidamadan ayaa ah kuwo Beesha madaxweyne Farmaajo ka soo jeeda islamarkaana mudo dhawr sanadood ah ku gad oonsana Deegaanadooda