Deg Deg:Safiya Tusmo Booliska Hargaysa ka Diiday in la Xidho Ninkeeda iyo War culus oo Soo kordhay.

Arinkii u dhaxeeyey Safiya tusmo iyo Xaajigeeda oo Laga baajiyey booliska
………………
War Xalay laga soo tabiyey degmada daroor oo sheegayey in la qabtay eedaysane Fanaan cabdi Ciise ayaa Beenoobay isla xalay dhawr saacadood ka dib isla markii warkas soo baxay

Ugu dambayna fanaanka ayaa galabta ka Soo Muuqday guri ku yaala Hargaysa
Abwaan siciid maxamud gahayr iyo wariye sagal mustafe oo la kulmay ayaana sheegay in Fanaanku sheegayo wax ka duwan waxa xaaskiisu Faafisay isla markaa Saxaafada lala wadaagi doono doodisa iyo Sida wax u jiraan

Dhanka kale Safiya tusmo ayaa arinta ka baajisay booliska somaliland oo ninkan hore u raadinayey waxayna ka codsatay in aan la xidhin Ninkeeda arinteeda loo daayo Suldaan daaud yare oo arinka ku jir