Maamulka Puntland ayaa ciidan xoogan soo Dhoobay jiida hore Tukaraq oo mudo haatan laga joogo sadex sano gacanta ugu jira SNM.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Gaadiidka Dagaalka iyo Ciidan xoogan ayaa jiidaasi puntland keentay taaso walwal ku abuurtay maleeshiyada Hargaysa.
Xaaada Tukaraq ayaa laga dareemaya xiisad hor leh waxaana socda qorshe ilaa hada shaki weyn galiyay maleeshiyada Hargaysa,
Dadka deegaanka ayaa iyana cabsiweyn ka qaba gulufkan xoogan ee ka soo cusbonaaday Gobolka sool.
Comments are closed.