Deg Deg: Ina Cabdi Shakuur Oo Beesha Hawiye ugu baaqay Inay Xabad Xamar Uga Saarto Farmaajo
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku tilmaamay madaxweyne Farmaajo nin dalka xoog ku haysta.
Hoggaamiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur, wuxu ku baaqay in lala dagaallamo oo awood ciidan xilka looga xayuubiyo madaxweynaha, islamarkaana aan hadal dambe la isaga lumin ka hadalka arrimaha doorashooyinka dalka.
“Ninkaas doorasho lala galo ma taalo ee waa in uu dalka xoog ku haystaa ama la iska kiciyaa” ayuu yiri Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir.
Sidoo kale, wuxu tilmaamay in Mr Farmaajo Raggii doorashada kula tartami lahaa uu weeraray 19 February, halka Raggii taladu ka dhexaysana ay naftood ku aamini waayeen oo Xalane ku dageen.
“Habeenkii iyo maalintii 19 Febraayo wuxuu weeraray ragii la tartami lahaa. Ragii ay talada kala dhaxaysana naftooda ayey ku aamini waayeen oo hubkooda ayey la soo degeen, Xalane way degeen.” Ayuu sii raaciyay.
FARMAAJO WUXU KU HYIDHI HAWIYE AMA AAN IDIN XUKUMO AMA AAN IDINKA KALA DIRO SIDUU SIYAAD BARRE IDIIN KALA DIREY, IDINKUNA IS XUKUMI KARI MEYSAAN OO BUDHKA DAAROOD AYAAD U BAAHAN TIHIIN.
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
waa nin waashay oo qabyaaladi dilootey dawlad iyo nadaamna aan arki karin oo u haysta in dawladnimadu ugadartey ninkaan dhaadhaanka ah waa in layska qabtaa runtana loosheegaa hada wA kadarey wuxuu kahadlayo waa wax laga wiswiso oo laga cishoodo alle hadooroyo daanyeerkan aqlaaqda xun
Shacabka soomaaliyeed Farmaajo Dalka haa ka saareen,intu Dalka halka uu joogo ka sii dari lahaa
CCShakuur ma oga miyaa ereyadan dagaal ku baaqa iyo qabiil kicinta in uu ku mutaysan karo xadhig iyo in laga mamnuuci karo cimrigiisa inaanu 2ba qof isu keeni karin ilayn waa fitno wale Somali ku celinaya dagaal sokeeye. Siyaasigu waa inuu codkooda ka raadsado dadka Somaliyeed oo haddii doorasho lagu doorto uu wada meteli karo. Laakiin, dagaal sokeeye ku naax ama mooryaan iyo qabiilayste ma sheegan karaan siyaasi.