Dawlada Soomaliya Ciidan Gaynasa Buuhoodle,Sanaag iyo Mudug.

Waxaa soo Baxaya warar Kala duwan oo sheegaya in Dawlada soomaaliya geenaso Ciidan Gobolada cayn gaar ahaan Degmada Buuhoodle.Mudug dhanka Hawiy iyo Deegaano kamid ah Sanaag

Ciidankan ugu horeeya ayay doonasa dawlada soomaaliya inay ka dajiso Gobolka cayn Siiba Buuhoodle halkaas oo ay ku sugan yihiin ciidan ku dhaw 2000 askari oo gacan saar la leh Dawlada somaliya kuna magacaaban Jabhada SSC,

Saraakiil kamid ah kuwa gobolka cayn ayaa khaatumonews.com u sheegay in ay isku diyaariyan in Ay soodhaweeyan ciidankaasi,

Dawlada soomaaliya ayaa donaysa inay ciidamo geyso gobolada Mudug Sanaag iyo Buuhoodle taaso aad bulshada Goboladaasi u hadal hayan,

Qorshahan ayaa ah mid ay doonaso Dawlada soomaaliya inay ku baabiso awooda maamulada iyadoo hore u kala dhantaashay Jubaland ilaa sadex maamulna gacanta ku dhigtay,

4 Comments

  1. War maxaad iidoorka uga nixinaysaa ma waxaad rabtaa inay heesaha iyo qaadka joojiyaan oo qaxaan

  2. Ku seexo farmaajo shigshigow baa ciidan kuukeeni heeryada kaa korqaada afweyne kuwiisii iyo adoo kabaqaada ayaa harcad lagu diray qiyaali kunool sidaas ayaad iigu rarnaanaysaa

  3. Been badanaa kuma dhaco xaarmaajo

  4. Warkaas mala Hubbard Oo Hada waxaad leedihin iidoorkii haramcad ayaa godadka ugu soo galaysa๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Comments are closed.