Deg Deg:Puntland Oo Sheegtay inay ka Go ayso Somalia

Xasan Abgaal oo soo bandhigay qodob Puntland u saamaxaya in ay Soomaaliya ka go’do

Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal, ayaa sheegay in qodob Dastuuriya uu Puntland xaq u siinayo in ay ka go’do Soomaaliya, haddii la waayo dowlad Soomaaliyeed oo ku dhisan nidaam Federaal ah.

Wasiir Abgaal oo ka hadlayay kulan maanta ka qabsoomay duleedka Garoowe, ayaa tilmaamay in Puntland aysan marnaba aqbali doonin wax ka hooseeya dowlad Soomaaliyeed oo Federaal ku dhisan ,islamarkaana ilaalisa wixii lagu heshiiyay.

Xasan Abgaal, ayaa sidoo kale caddeeyay in Puntland ay ka go’i doonto Soomaaliya, haddii laga quusto nidaam dowladeed oo ku salaysan Federaal, kaas oo waxna la wadaago waxna la kala leeyahay

8 Comments

  1. Daawadda Faqashtu ee kala daamanka wayi 30 sannadood ka dib ayay wali dhisan kari la’ayihiin maajul yar oo ay dunidu ama AMISOM kaga ilaaliso Al-Shabaabta cashuurta ka qaada baarlaamaaka iyo wasiirada Soomaaliya. Waxa Majeerteeniya ku xigaya oo oo dawlad ku dhawaaqaysa dhawaan Hir-Shbeele ama GalMuduq oo ay Majeerteenka isku haystaan Gaalkacayo oo sidii Baarliintii u kala qaysanaan reer wax aanay waligood noqon ismoodsiiyay oo hadhka cad riyoonaya, Adeero Boqor Xasan Maal baa ku qoslaya caqli xumida Faqashta Soomaaliya,kkkk.

  2. Hodhodho
    Wallee waa lakarabshi cidii mudnimida somaliyeed
    Isku dayda inay kala dhantaasho.
    Majeerteen waa gobta somalida mana ka go,i karan
    Soomaaliwayn.
    Idoorkana dayrta kadib baa lasoo karabshi.
    Wanaga waxba kumalaha.

  3. Horta farmaajo makaa yeelaya inaad go’do illeen waa inaad wadahadal u martaaye! Hhhhhhhhh

    Farmaajo kolkay noqoto somaliland iyo puntland wuxuu door bidi somaliland inuu iska fasaxo oo puntland juujuubto! Hhhhhhhhh

  4. Ogaada puntland wa wax xun oo midnimada umada Somalia
    Siyaada ku ah walibana manta waxa xukuma yibro
    Majeerten guntooda wa Ahmed khayr iyo bahdhulbahnte
    Waligood wax maxukumin
    Baxa gajayahay Somalia wa idiinkaraysanaysa
    Hadalka daba niriig kasoyerayna baax babu niri

  5. nin oday al doqon ahaa munaafaqnimona u dheered ayy layi odaygii dhimay umadii taqaanay oo dhan ayaa tidhi markuu noolaaba xaarkuu cuni jireye haduu dhintey waa laga raysan dhaqan xumadiisii hada haday go aan yaa ubaahan oo ay waxtari jireen weligoodba daba dhilif ayey ahaayeen waaba kuwii oo arkey in soomaaliya ay cirka siisocoto oo sharaftii aylahayd ragragi sooceliyeen oo madaxweyneheena wadaniga ah oon usujuudin gumaysiga uu halgan kujiro siduu kor ugu qaadi lahaa sharafta umada adeer yaa isaaqkacelinaya haday go aan ssc waa laga qaatey sanaagbarina waa laga qaayey garoowe ayaa isaaq kusocdaan maanta soomaali oodhan way fahamsantahay waxaa tihiine hada go a oo dhaafa umada xaalasha ah ee soomaaliyeed

  6. Bal dadkaa waxaa u taliya eega ilaahay baan idinka dhaarsheye dee orodoo go yaa kuu baahan nacncadiina ummadda kala tell lahaydeene kan anigu waxar jaban kuma aamineen

  7. Waa runtii hadii sharciga la dhowri waayo la isku xanibnaan maayo waa la kala tashan, kuwa Farmaajo ka daran baa iman, tusaale dastuurka federalka waxaa ku qoran in maamul goboleed noqon karo 2 gobol iyo ka badan, waxaa ku qoran in barlamaanka iyo aqalka sare aan la kordhin Karin ilaa la furo dastuurka.

  8. Bilaash aaranjaan la idiima odhan! Xaalkiinu waa hadda/hata koyneedii RRA-da (rahanweyn resistance army) ay u bixiyeen jabhadihii dalka burburiyey, iyagoo ka dhigayey gadaal ka gaar. Waa go nay Hargeysaa ku noogtay oo og inaan Somaliyi meel u kala socon, bal qurbacan Deni xukumo ee ku hadlaya caqliga Deni gii dib u socodka noqday, xagee buu gaadhi, iga walee meeshiinaad ku uraysaan Somali danbena madax u noqon meysaan, waayo xeerkii Somalida ee walaalow adigu ii dhan baa ku ag dhintay (keligii cune karaamo ma leh). Boqolkiiba 99% dadka aad sheeganaysaan waxay aaminsan yihii dawlada fedralka. Boqolkiiba 99 ka waxa laga helayaa dad Allaah aaminsan oo aan tuug ahayn oo magacii aad ceebeeseen u qubayn doona. Inshaa Allaah. Maya tuug danbe oo magaca shacabka ku naaxa fitnana kula dhex jira Somali. Midna qorta aaran jaanay godkiinay biyuhu idiinku soo galeen, shacabkii aad boobayseenna idin ku toos. WBT

Comments are closed.