Deg Deg:Taywan oo Maamulka Somaliland Gaadiid dagaal u soo Dhoofisay,

Ismaamulka Taywan ayaa maamul Beeleedka Somaliland u soo dhoofiyay Gadiid Dagaal oo xoogan.

Taywan ayaa bahisay Taangiyo Dagaal, sanaad Ciidan oo isugu jirta Hubka Fuduud ee Garbaha kuwa Dabaabadka ah iyo rasaas Direes badan oo ay usoo Dhoofinayso Soomaaliya gaar ahaan Maamulka Hargaysa,

Taywan ayaa sheegtay inay tahay tahay qeyb kamid ah taakulada dib u dhista waxay ugu yeedhay Ciidanka Maamulka Somaliland.

12 Comments


  1. Waxaan uugu farxad iyo rayn-rayn badanahay, marka uu soo dhaco war ka farxiya ummdda dalka jamhuuriyadda Somaliland,islamarkaana ka nixiya Faqashtii ay SNM ka soo adkaatay 1988kii dabeetana aanu saddexdii dalqadood ku funay 1991kii ee hadana wali afkeeda uraya aan ka dhigin dalka Somaliland(Faqashtii bax baa lagu yidhi 1991kii baa bax lagu yidhi hadana wali sacabay sii leefaysaa ilayn waa bilaa caqligaa madaxa iskula wada jiree ay gaaladu u talisee).

  2. Gamadiid,adiga iyo hooyadaa baa soomaali diid, somaliya la diidey waa tee inangumeed baad ka tahey somali,SOMALILAND soomaali ay diidey waa tee ,Djabouti waa waalatey ,somali galbeed waa wallalhayo,NFD waa walaalaheysomali koonfur waa walaalaheyo,bal hadaba inangumeed oromo baad tahey Somali ha sheegan laangaabyahow,taiwan waa jasariirad hodan ah,chanana futada EYEY ka waseysaa haddii uu u soo
    i dhawaada, sida somaliland faqashtii futada uga waseenn laangaabyahow aaamus,

  3. Nala wadaaga link ama dee meesha aad warka kaso xigateen

  4. GAMADIID

    IS diidsii xaqiiqda jirta adigay cuqdad iidoor ku irdhaysay
    Idoor ma ihi nin ciise ah baan ahay daaroodku cuqdad isaaq baa qayrkood la reebtay adna daa hadalba adeer shaqa tukaraq kaaga banaan formka buuxso yay ku dhaafin was dable tukaraq

  5. Mansha alaah ka naxow nafta waa waa guul caawa faqashtii futadaa gii giileh ader inta qarsoon baa kunjeer ka badan

  6. Waan gartey waa waxooga dabaado ah iyo 100 gawaadhida gaashaaman ah 29 madfac iyo 37 baasuuke

  7. WEY DHAMMAATAY MARKII LA ISKU KHAYAAMEYN MAGACA SOOMAALIYEED, SOO NOQON MAAYO CIIDAN YEESHA 100 GENERAL OO 86 DAAROID TAHAY (WAA KII REER WAQOOYIGU U BIXIYEEN FAQASH)
    KKKKKKKKKKKKKKK

  8. Taywan waa jasiirad yar oo cuqdadi ka irdhaysay
    Walaleheeda china.
    Mamulka somali land cuqdad baa ka irdhaysay
    Somali wayn.
    Hub makeni karan somalia oo cuna qabatayn baa saran.
    Waxa loo ogol yahay hub cidanka xooga somaliyeed.
    Taywan iyadaba cabsi kujirta oo chine kuso dulayaa
    Ha isku difacdo waxay somali diid uso wado.

Comments are closed.