Waxaa goordhaweyd La shaaciyay Jadwalka shir weynaha Arrimaha doorashada soomaaliya looga hadlaayo ee ka dhacaya Muqdisho Gaar ahaan Xalane.,
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Jadwalka waxaa lagu daabacay dadka ka qeyb galaya Shirka xiliga uu soconaayo waxaana kamid ah Shan maamul goboleed,Gudoomiyaasha labada Aqalka Cabdi xaashi iyo Maxamed Mursal.
Sidoo kale ka qeyb galayaasha waxaa kamid ah Madaxweynayaashii hore soomaaliya Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif.
Hadaba Jadwalka waxaa shaki galiyay Puntland waxaana goordhaweyd bogiisa khaaska ah ku shaaciyay qoraal ka dhan ah Jadwalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland Dhabancad,
Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Dhabanacad ayaa sheegay in Puntland ay diidan tahay Ajendaha Shirka, kaas oo ay suurta gal tahay in aysan ka qayb gelin haddi aan wax laga badeli

Comments are closed.