War Deg Deg Ah:Amisom Oo Cadeysay Cida sugaysa Amniga Shirka Xalane,

Waxaa goordhaweyd soo saartay warqad Midowga Afrika gaar ahaan Taliska Hawlgalka Amisom kaaso cadeeyay cida sugaysa Amniga shirka Xalane.

Amisom waxay shaacisay in Amniga Garoonka aadan Cadde iyo Xerada Xalane gaar ahaan Teendhada Afisyooni ay sugayan Amnigiisa.

Taliska Amisom ayaa si cad caawa u shaaciyay in Amniga Goobta ay iyagu sugayaan.

Lasoco Wixii Soo Kordha Khaatumonews.com