Deg Deg Daawo:Wasiir Dubbe Oo su al laga weydiiyay Weerarkii Beeshiisa Isaaq ku Qaaday Buuhoodle 2010

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo mart ku ahaaacaawa Kalaab Howska ayaa su aal laga weydiiyay sida uu u arko Weerarkii 2010 ilaa 2013 Beeshiisa isaaq iyo maamulkooda SNM oo is garabsanaya ay kusoo qaaden Buuhodle iyo Kalshaale,

Wasiir Dubbe ayaa yidhi ”Xaqiiqadii wax aad looga xumaado ayey ahayd anigu xil Ma aan hayn balse qoraallo badan yaan ka sameeyey, khalad wayn ayey ahayd wixii ay jabhaduhu sameeyeen Nabad in lagu dabaallo yey ahayd wakhtigaasi nabad ayeynu u baahnayn waana ta aan hada ka dagaalamayo.”

Wasiirka Warfaafinta DFS Cismaan Dubbe oo Caawa ka hadlayey Barnaamij lagu qabtay Clubhouse ayaa lagu waydiiyey Dagaaladii Kalshaale ka dhacay Sanadadii 2010-2013 aragtidiisa siduu u arkayey.