War Deg Deg Ah:Saraakiishi Somaliland ee Tukaraq oo Xidhiidh La sameeyay Fadaraalka iyo Xiisad Ka taagan,

Wararka aannu helaynno, ayaa sheegaya in goor dhowayd xabsiga loo taxaabay Kornayl Faarax Maxamed Axmed, oo laga soo qabtay jiidda Tukaraq.

Wuxuu noqonayaa sarkaalkii saddexaad ee katirsan saraakiisha ciidanka Somaliland oo xabsiga loo taxaabay 42-kii saac ee ugu dambeeyay iyada oo aan lasheegin sababta xadhigooda.

Cornayl. Jamac Maxamuud Aadan (Doolaal) iyo Cornayl. Salebaan Aadan Xuseen (Shiine), oo ah labadan sarkaal ee sawirka hoose ka muuqda, ayaa muddo laba habeen ah kukala xidhan Hargaisa iyo Burco, iyada oo aan wali laga hadal sababta loohaysto.

Wararka Khaatumonews helayso ayaa sheegaya in Saraakiishan ay xidhiidh La sameeyen Dawlada Fadaraalka soomaaliya,

2 Comments

  1. Sarakiisha was in muuse sii daaya si ay ugu shaqeeyan qaranka ciidankana waa in laga daaya khalkhalka baryahan ku dhexjira

Comments are closed.