Deg Deg:Weerar Ka dhacay Laascaanood

Waxaa Caawa weerar lagu qaaday mid kamid ah Saldhigyada maamulka SOmalialnd ee Gudaha Laascaanood.

Saldhiga Daami ee Magaalada laascaanood, ayaa caawa weerar loo adeegsaday Bambo Gacmed lagu qaaday.

Magaaada laascaanood ayaa aad looga dareemaya maalmihii u danbeeyay Dhaqdhaqaaq xoogan oo maleeshiyaadka maamulka SNM ka sameenayaan kuwaaso lagu arkaayo iyago wadooyinka magaalada dhoban

Ilaa hada wax khasaare ka dhashay lama oga weerarkaasi caawa lagu qaaday saldhiga Daami ee SNm.