Beesha Ogaden iyo Dhulbahante Gacan Qaadkii Wariye Catoosh Iska Arkay,

Waxaa ka dhacay xalay magaalada jig-jiga caasimada Dawlad deegaanka soomaalida itoobiya, heshiis lagu dhameeyay gacan qaad dhexmaray Caaqil Faarax dheere iyo Wariye Cabdirisaaq Catoosh,

Gacan qaad uu sameeyay wariye Cabdirisaaq Catoosh kuna sameeyay caqil Faarax dheere ,ayaa lagu dhameeyay Si wanaagsan,

Caaqilka Ayaa cafiyay Wariye Cabdirisaaq Catoosh ISlamarkaana waxay Beesha Catoosh Bixisay xaal marin iyo raali galin.

Beesha Dhulbahante ayaa iyana aqbashay raali galinta iyo xaal marinta Falka Sababay gacan qaadka Caaqilka.

Beesha Wariye Catoosh ayaa ah beel meel weyn kaga taala Deegaanka SSC Ama Dhulbahante, iyadoo aan marnaba dhulbahante iloobi karin Hiilkii iyo Tolnimadii maamul ila madax dhamaqeed ogaaden ka geesten Colaadi Dhulbahante dhexdiisa ee Koonfurta sool oo intay usoo gurmaden ay xata dhiigi halkaas iyagu dusha saarten,

5 Comments

  1. Anigu dhulbahante ma ahi walee, Lkn, waxaan dhaqan xun, sharaf dhac, iyo Diin daro, u arkaa in la af-lagaadeeyo reer dhan oo sheeikh iyo shiriif ba leh.

    Dhulbahante meelay jooganba waa reer leh sharaf iyo karaamo.

    Reer kastaa oo magaca somali soo galaa wuxuu leeyahay shaqsi ama shaqsiyaad xun-xun, LKn, reer dhan ciduu doono ha noqdee oo wada xun ma jiro. Shaqsiga reer dhan wada caaayayaa waa shaqsi bilaa sharafa, waa shaqsi ka soo jeeda caylad xun.

  2. war waxa dhintey waa siyasinta marka laga reebo indhasheel
    garaadadana ka reeb garaadka guud mashqare iyo garadka cusub ee qabika cabdigaraad dhalaanka iyo hablaha yar iyoweynba
    inta kale ee sheganeysa siyaasi iyo insin wax walba oo dhulbahante lagu yiraahdo
    nagaaga lamoodkas baa u soo jidey waana tarikh xun oo qormatey

  3. Dhulbante meeshi lagu arkaba ha lagu dilo jigjiga caqilkodi ayaa lagu dilay hargeisan gudoomiyahoodi ayaa feedh lala dhacay garoowan garadyadoodi ayaa lagu fuula waa wax dhintay dhulbahante meelay jooganba dulinimay kunoolyahiin ilahi aan iga dhigin dhulbahante ayaa mahadleh 🤣😆🤣😆

  4. Dhulbante meeshi lagu arkaba ha lagu dilo jigjiga caqilkodi ayaa lagu dilay hargeisan gudooniyahoodi ayaa feedh lala dhacay garoowan garadyadoodi ayaa kagu fuula waa wax dhintay dhulbahante meelay jooganba dulinimay kunoolyahiin ilahi aan iga dhigin dhulbahante ayaa mahadleh 🤣😆🤣😆

Comments are closed.