Dawlada Soomaaliya Maamulka SNM ka Qadisay Mashruucii ugu weynaa ee Midowga Yurub Ka fuliyo Somalia,

Xukumadda Soomaaliya ayaa mashruuci ugu weynaa kala ka saxeexatay Midowga yurub.

Mashruucan ayaa ah dhismaha Afar wado oo laf dhabar u ah Dalka soomaaliya,

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday dhismaha wadooyin muhiima, kuwaas oo kala ah:

1- Waddada isku xidha Beled Weyne – Galkayo oo dhan 327 km.

2- Waddada isku xidha Galkayo – Garowe oo dhan 240 km

3- Waddada isku xidha Galkayo – Hobyo oo dhan 241 km.

4- Wadada isku xidha Luuq, Ganane – Dolow oo dhan 80 km.

2 Comments

  1. Sow adigu marka snm ma tihid ileen waddo buhoodle tagaysa majirte

  2. Ka meeshan wax ku soo qaraa been badanaa.

    Halkan ka akhri duliyahaw. Somaliland iyo Somalia mashaariicda waa la kala saaray.

    https://ec.europa.eu/international-partnerships/system/files/aap2018ea-sa-io-part3-7-infra-somalia-regional-corridors-c20187644.pdf

    “It is a comprehensive pre-feasibility study that includes an analysis of road transport demand and supply and forecasts traffic connections on all main and feeder roads in Somalia, excluding Somaliland.”

Comments are closed.