Deg Deg Daawo:Odayaasha Dhulbahante Oo ka hadlay Caaqil uu Wariye Catoosh ku Garaacay Jigjiga,

Waxaa Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka sool warbaahinta kula hadlay qaar kamid ah Odayaasha Beesha Dhulbahante.

Odayaasha Ayaa ka hadlay Caaqil Faarax Dheere oo maanta uu gacan qaad sababay dhaawac ugu geestay Magaalada Jigjiga wariye Cabdirisaaq Catooshe,

Caaqilka ayaa waxaa soo gaadhay dhawac laabta ah, kadib marku ku Quraarad Culus ku dhuftay wariye abdirisaaq Catoosh,

Caaqilkaan ayaa kasoo jeeda Degmada Bookh ee Gobolka Doollo, gaar ahaan Santarada Balicad iyo Docmo Gobolka Doolo.

Sababta keentay Dagaal waxay ahayd kadib, kadib markii wariye Catoosh uu maagay Beesha Dhulbahante isagoo ku eedeyay inay iska Taageeraan Farmaajo.

Caaqil oo kaftamaya ayaa yidhi dhex dhexaad noqo wararkaagu waa dhinac gaar ahaan waxaad taageerta TPLF