Waxaa goordhaweyd shabakada khaatumonews soo gaadhay liiska dadkii maamulka Hargaysa ka diiwaangaliyay Deegaano kamid ah Gobolka Cayn.

Somaliland ayaa soo bandhigtay Liis ay ku sheegtay Buuhoodle dadkii iska diiwaangaliyay,

Dadka Buuhoodle iska diiwaangaliyay ee Somaliland sheegayso ayaa ah kuwii iska diiwaangaliyay Qorilugud iyo Widhwidh oo isku gayn noqday 5681 iyo 2055 qof oo hore iyadoo isku gaynta guud ee codka laga helay qorilugud iyo widhwidh ay noqonaso 7604,

Tan ayaa muujinasa sida shacabka gobolka Cayn u diiden is diiwaangalinta maamulka Isaaq

5 thoughts on “Diiwaangalintii Somaliland. Ee Buuhoodle oo noqotay 5681”
  1. Allow may iska diiwaan geliso, Islaan idho la’ oo 90 jir ah oo dhego Ła’ oo Lugo la’
    sow diiwaan gelintii may gaadhin, adna 6 kun oo qof baa ka hadlaysaa, Dhulbahante waa Somaliland, Somaliland waa Dhulbahante, Daarood waa Isaaq , Isaaq waa Daarood, wiilka eelayda ku soo neefsatay, illeen qowmka aad la nooshahay baad tahay, sida xadiisku sheegay ee magacii jareerka sita, muxuu `buuhodle ka yaqaan, muxuu Isaaq iyo dDhulbahante ka yaqaan, adeer Ahmed Madoobe ku daba faul

  2. Mohamed ahmed aqoonsigaada waxaa diidan daarood ismaaciil waa arin la wada ogyahay.
    Calanka u eg midka IRAN cid hoos fadhida ma jirto
    Laascaanood waxaa kaa qayila jaamac siyaad iyo bah hararsame marka daarood iyo isaaq isma jecla u know it.
    Ma kula taliyaa:
    Iidoor dhulka yar ee aad dagto inaad ka goosatay koonfur
    Ku dhawaaq may be in lagu aqoonsado.
    Laakiin ENGLAND inti ay haysatay ayaan goosanayaa kkk
    WHO ARE YOU TO DO THAT?
    Taladaa qaado haddii kale riyada iyo beenta ku sii noloow.

  3. Wiil waamo daarood waxba iima diidi karo aniga malaha idinkiin baa waxaa iska dhaadhiciyaye daarood waa dadkaa masaakiinta ah ee aan masuulka ka ahay ee calankayga hoos hadhsanaya maxay ii diidi karaan adeer naftaada been how sheegin

  4. Mohamed ahmed 5681 waa qaad walayaasha buuhoodle
    Raali ayaan uga nahay in codeynta been beenta ah ay ka qayb galaan waayo jaad uma hayno ha idinka qayilaan.
    AQOONSI HADDII UU DAAROOD IDIIN DIIDAY MAAHA IN UU IDIIN DIIDO INAAD RIYOOTAAN.

  5. Ama diida ama doona dhulku waa Somaliland ka guura hadaydaan rabin Somaliland hadii kale shaabuug baa laydinla dhacayaa geel jire fooqal geel jire

Comments are closed.