Deg Deg:Turkiga Oo Somalia Siinaya Diyaaradaha Aan Duuliyaha Lahayn,

Turkiga Soomaaliya miyey siinayaan diyaarada aan duuliyaha layayn ee Bayrqtaar!

Kuwaan waa askar Ciidanka xoogga dalka ka tirsan oo labarayo diyaaradaan ay dunida oodhami ka qaylisay.

Mustaqbalka dhaw ayay Turkigu qorsheeyeen in ay Ciidanka Soomaaliya ay siiyaan hub culus, xili xayiraada hubka ay saaran tahay dalkan.

Ankara waxay qorsheynaysaa in gacan-qabadka Xoogaga Amniga ee Soomaaliya la gaarsiiyo Isku filnaansho buuxa, wixii ka dambeeyey 2017-kii waxaa lasaxiixay Heshiisyo milateri oo dhexmaray labada dal, kuwaas ayaana horseeday dhismaha ciidamada Amniga ee Gorgor & Haramcad oo katirsan SNA.

1 Comment

  1. Feel shame where turkey said they will give Somalia drones ? How old r u ! Do you think drones Is free ? Do u think Somalia is begging for support? Feel shame and stop shewing qat & drinking alcohol

Comments are closed.