Deg Deg:ciidanka puntland oo la wareegay Sanaduuqda Doorashada Snm ee Talex

Ciidmada Darawiishta puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay sanaduuqda doorashooyinka Snm,

Ciidamo ka tirsan Puntland oo uu hogaaminyo Gaashaanle dhexe Macruuf Abdi ismaaciil ayaa Somaliland iska hortaagtay in Komishan doorashoyinka Somaliland ka dhaco magaalada Taleex waxayna gacanta ku dhigeen mid ka mid ah sanaaduuqdii codaynta loogu talo galay,


Somaliland oo ciidamo horay uga joogeen Taleex ayaa looga awood roonaday.

Abdiqani Fantastic Axmed

5 Comments

  1. The very core of your writing while sounding agreeable in the beginning, did not work very well with me personally after some time. Somewhere within the paragraphs you actually managed to make me a believer but just for a short while. I still have got a problem with your leaps in assumptions and one would do nicely to help fill in those gaps. When you actually can accomplish that, I could certainly end up being amazed.

  2. Bravo Puntland Viva Somalia

  3. XAAR FIRDHIYE REER PUNTLAND MA RABAAN IN AY DILAAN IIDOOR QAAD DILOODAY OO 50 KG AH WAAYO
    CUQDAD KASTA HA QABO WAA UUN QOF MUSLIM AH OO HADDANA SOMALI AH .
    XAAR FIRDHIYE SIDIINII RIYAHA IYO LAXAHA BURCO IYO HARGEYSA HA CODEEYEEN KADIBNA KOMISHINKA DOORASHOOYINKA HA DHAWAAQEEN SIDIINII:
    WAXAA CODEYAY 98% DADKA SOMALILAND KKKKK

  4. saxaradi maxay sheegi waan wada haystaaye SNM ciyaar mood imikuu sareeye gaas Nuuh Taani soo kicinayaa jamaahiirtii dhabayacda wadhi jirtay

  5. Maashaalaah iidoor haddii laga eryay TALEEX.
    xaruntii SAYID MAXAMED CABDILLE XASAN.
    VIVA GEESIYADA DARAWIISH
    VIVA PUNTLAND
    VIVA JUBBALAND
    VIVA SOOMAALI WEYN

Comments are closed.