Deg Deg Daawo:Deni Oo Ku labisan Tuute ayaa Gaadhay Boosaas

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa gaaray magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Madaxweynaha Safarkiisa oo ah mid shaqo wuxuu la xiriira u kuurgelida xaaladda amni ee magaaladda iyo guud ahaan Gobolka, isagoo kulamo la qaadanaya Saraakiisha Amniga iyo masuuliyiinta kale ee Gobolka Bari.