Deg Deg:Gudoomiye Mursal Oo Lala Cararay

Mohamed Morsal Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay si deg deg ah loogu qaaday wadanka Turkiga kadib markii uu ku dhacay Covid-19.

Gabi ahaan waxaa La xiray xafiiska gudoomiyaha baarlamaanaka Soomaaliya, kadib marki laga helay Covid-19 qof kamida shaqaalaha xafiiska Gudoomiye Mohamed Morsal.

Gudoomiyaha u soo duceeya In ilaahay caafimaad taama siiyo.