Deg Deg:-ciidanka Somaliland Ee Tukaraq Oo Dalbaday Hal Qodob,

Maleeshiyadka maamulka somaliland ee ku sugan jiida hore ee Tukaraq ayaa dalbaday hal qodob,

Taliyaha maleeshiyaadka somaliland Nuux taani iyo wasiirka gaashandhiga Ee somaliland oo gaadhay tukaraq ayay ka dalbaden ciidamadu hal codsi.

Waxay dalbaden mushahaar kordhin waxayna ku hanjaben hadaan mushahaarka loo kordhin in ay ka soo baxayaan jiida.

Maleeshiyaadka somaliland ayaa ku doodaya in ciidamada ay is hor fadhiyaan ee puntland ay mushahaar ahaan askarigii u qaato 230 Dollar Halka askariga somaliland qaato 80 Dollars

Si kastaba ha ahaato maalmihii u danbeeyay waxaa kacdoon xoogan oo furin baneen ah waday maleeshiyaadka Somaliland ee jiida sool iyo sanaag.

3 Comments

  1. Kkkkk.,Asli harimacad xaarka ayaa ku dhex gubanaya xagay ka keeneen 1000 doolar, afka waad ka odhan kartaa laakiin runtu waxa weeye ciidan dhaama ka Somaliland laga soo heli maayo dhulka Soomaalidu degto.

  2. Iidoorkii gaajay la carwasaade kkkkk imaanka alle idinka qaad war wuxuu maxay ahaayen laan gaab laan gaab dhalay

  3. Kkkkkk war ku biiira Haramcad saad u heshan 1000 kun dolar

Comments are closed.