Xubnaha beesha caalamka ayaa laga soo xigtay in ay ka daaleen u kala dabqaadida hogaamiyayaasha Soomaalida, iyaga oo taagan halkii ugu danbaysay oo ay go’aankooda kama danbaysta ah ugu gudbin lahaayeen golaha amaanka ee Q/midoobay si ay qaraar uga qaataan arrimaha Soomaaliya. Fadhiyadii ugu danbeeyay ee ay ku niyad jabeenContinue Reading

Arinkii u dhaxeeyey Safiya tusmo iyo Xaajigeeda oo Laga baajiyey booliska………………War Xalay laga soo tabiyey degmada daroor oo sheegayey in la qabtay eedaysane Fanaan cabdi Ciise ayaa Beenoobay isla xalay dhawr saacadood ka dib isla markii warkas soo baxay Ugu dambayna fanaanka ayaa galabta ka Soo Muuqday guri ku yaalaContinue Reading

Waxaa caawa qabsaday Baraha bulshada iyo warbaahinta Hordhaca ciidanka Cirka soomaaliya oo Dawlada Turkigu soo bandhigtay sarakiisha ciidankaasi Dawlada Turkiga ayaa soo bandhigtay caawa saraakiil iyo ciidan ay u carbisay Dawlada Fadaraalka Soomaaliya gaar ahaan ciidankan ayaa loo tababaray Cirka. Ciidankii Ugu Horeeyay ee Cirka Ayaa Dalka Turkiga Tababar uguContinue Reading

Maamulada Jubaland iyo puntland ayaa soo saaray goordhaweyd war saxafadeed ay uga hadlayan xaalada doorasho ee Soomaaliya. Puntland iyo Jubaland oo qoraal wadajir ah soo saarey ayaa ku eedeeyay madaxweynaha waqtiga ka dhamaadey Farmaajo in uu xagal-daacinayo” shirka xalka loogu goobayo is-mari-waaga doorashooyinka, waxayna ka digeen “in waqtiga kulanka ooContinue Reading

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradsan dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku tilmaamay madaxweyne Farmaajo nin dalka xoog ku haysta. Hoggaamiye Cabdiraxmaan Cabdishakuur, wuxu ku baaqay in lala dagaallamo oo awood ciidan xilka looga xayuubiyo madaxweynaha, islamarkaana aan hadal dambe la isaga lumin ka hadalka arrimahaContinue Reading

Dawlada Fadaraalka soomaaliya ayaa Hawada ka calisay Diyaarad Goordhaweyd Ka duushay Magaalada Garoowe kuna socotay Dekeda Garacad, Diyaaradan oo waday wefti kala duwan oo soomaali iyo Ajaanib ah ayaa lagu war galiyay in ay joojiso safarkeeda Garacad, Diyaaradan oo Maanta qaadi lahayd waftiga Ganacsatada ahaa ee Garacad usocda,waxaa lagala sooContinue Reading

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Arbaco ah taariikhduna ku beegan tahay 31/3/2021 ay yeeshaan kulan xasaasi ah, kaa soo looga hadli doono saddex Ajande.. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa xalay ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta uu jiro kulanka, isla markaana Ajandayaasha looga hadlayo ay kala yihiin,Continue Reading