“Soomaaliya ma kala go’i karto,.” Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Dr. Ismail Hurre Buubaa, oo Hargeysa Kula hadlay warbaahinta, “Qofkii igu nacaya iyo kii ka naxaya, Soomaaliya ma kala go’i karto, haddii aynnu doonayno nolol tan dhaanta inaynu ku noolaano waa in la midoobo”
Comments are closed.