Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen Ciidamada ku sugan deegaanka Tukaraq.

dhaawaca taliyaha ayaa lagu dabiibayaa Cisbitaalka guud ee magaalada Laascaanood.

Ciidankan ayaa maalmihii ugu danbeesay ka gadoodsanaa Askari ka mid ahaa oo kelyuhu fadhiisteen oo waxba laga qaban wayay xaaladiisa

5 thoughts on “Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal”
  1. yusuf ddkani habaar bay miciin bidin markii dagaal waxba ku qaadi waayeen ninbaa laga sheegayay ha wareerina habaar la igu kari waaye dacaayadaha raqiiska ah somaliland waxba lagu yeeli maayo

  2. MAASHA’ALAAH, iLLAAHAY IIDANKII IL IYO CAWRIYI TOONA IDINMA KARTO CIIDANKA QARANKA SOOMAALILAND EE XOOGGA BADANOOW OO CADOWGIINU SIDAA WALIBIIBA HA IDIINKA HOOSEEYO WAAYO XAQ BAAD KU SOCOTAAN IYO DIDFAACA DALKIINA HOOYO EE BARI ILAA GALBEE TAAS OO AANUU CADOWGU DOONAYN LAAKIIN AY TAHAY WWAAJIBKIISANA IN AAD XOOG KU QANCISAAN CADOWGIINA OO AH CADOWGA GUUD AHAAN DALKEENA HOOYO EE SOMALILAND. Boqor H. MAAL

Comments are closed.