Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu Shirkaan kumatali Doono Ra’isulwasaare Maxamed xuseen rooble waxaana looga hadlayaa Qodobo ay kamid yihiin Banaanbaxyada Lafilayo iney bari ka dhacaan Muqdisho, waxaana kulankaan sido kale ku sugan madaxweynayaasha Hirshabeele iyo Galmudug
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Midowga Musharixiinta ayaa dhankooda doonaya in Dowladu Raali galin ka bixiso dhacdooyinkii ka Dhacay Muqdisho 19 kii Bishaan oo ay ka dhasheen Khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh.
Wixii kusoo kordha Kulamada udhaxeeya Dowlada iyo Midowga Musharixiinta wararkeena Dambe ayaan iyagoo Faahfaahsana idinkugu Soo Gudbineynaa. Haa