Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh Midowga Musharaxiinta.Ra’iisul Wasaaraha ayaa kala hadlaya murashaxiinta arrimaha doorashooyinka iyo amniga dalka